Goobjoog

Galmudug Oo Hambalyo u Dirtay Madaxweyne Waare

Maamulka Galmudug ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, kaasi oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. War-saxaafadeed kasoo badaxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in…

Galmudug Oo Hambalyo u Dirtay Madaxweyne Waare

Maamulka Galmudug ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, kaasi oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.

War-saxaafadeed kasoo badaxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in ay ku bogadinayan madaxweynaha cusub ee Hirshabelle in uu soo dhiso xukuumad adag soona dedejiyo dhismaha xukuumaddaasi.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:

Galmuudg

 

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments