Gaas: Doorashada Hirshabelle Waxay Guul u Tahay Umada Soomaaliyeed Oo Dhan
Sheeko:Dalka
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhoweeyay madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, kaasi oo shalay lagu doortay magaalada Jowhar.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Gaas ayaa lagu sheegay in doorashadan shalay ka dhacday Jowhar ay guul u tahay dhammaan umadda Soomaaliyeed, sidoo kalena ay muujineyso xasiloonida dalka ka jirta.
Halkaan hoose ka khriso qoraalka:
Goobjoog News