Ciidamada Puntland ayaa maanta waxay Koontaroolka Boosaaso ku qabteen gaari siday lacag shilin Soomaali ah, islamarkaana ah mid been abuur ah oo la doonayey in magaaladaasi la geliyo.
Waxay ciidanka qabteen gaarigaasi iyo sidoo kale dadkii la socday, waxaana saxaafadda loo soo bandhigay lacagtaasi.
Lacagta ayaa lagu soo dhex shubay fuusto kuwa shidaalka lagu keeno ah, hase ahaatee baaritaan ay ciidanka sameeyeen kadib ayaa la helay lacagtaan.





From the comments