Goobjoog

AKHRISO: Guddoomiye Jawaari Oo Magacaabay Guddi Baara Arrinta Qalbi Dhagax

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa magacaabay guddi ka kooban 15 xubnood, kuwaa oo soo baara arrinta Qalbi Dhagax. Guddoomiye Jawaari ayaa qoraal uu…

AKHRISO: Guddoomiye Jawaari Oo Magacaabay Guddi Baara Arrinta Qalbi Dhagax

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa magacaabay guddi ka kooban 15 xubnood,  kuwaa oo soo baara arrinta Qalbi Dhagax.

Guddoomiye Jawaari ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in uu la tashi la sameeyey ku xigeennadiisa Koowaa iyo Labaad.

Guddigan ayaa loo qabtay in warbixin ay ka keenaan arrinta Qalbi Dhagax ugu dambeyn 10 bisha October 2017.

Halkaan hoose ka akhriso:

001

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments