Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay ka amba baxeen magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeday dalka Maraykanka.
Ra’iisul wasaaraha ayaa dalkaasi wuxuu uga qeybgeli doonaa shirka golaha guud ee Qaramada Mdiibay.
Waxa uu Ra’iisul wasaare Kheyre jeedin doonaa khudba dheer oo uu kaga hadlayo xaaladda dalka iyo isbedallada dhacay tan iyo intii madaxweyne Farmaajo la doortay.




From the comments