Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax saakay ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Maanabooliyo , dhanka degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.
Gaarigan ayaa la sheegay in lagu xirey walxaha qarxa, waxaana saarnaa nin magaciisa lagu soo koobay Abuu Shiine, misane caan ka ah degmada Shibi ee magaalada Muqdisho.
Goobta waxaa ku dhintey Abuu Shiine, waxaana ku dhaawacmay ruux kale oo la socday.




From the comments