Bloomberg News, waxaa lagu daabacay in dalka Sacuudiga iyo xulafadiisu ay ku fakireen xal militari in ay ku turaan Amiirka dalka Qatar Tamiim.
Weriyeha Bloomberg ee aqalka cad waxaa ay sheegeysaa in Madaxweynaha Mareykanka Trump uga digay dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka in ay xoog ku badalaan maamulka Doxa.
Sida warbixinta lagu qoray Aqalka cad waxaa uu ku wargeliyay dalalkaasi in tuurista Taamiim ka dhalan karto fowdo ku fiddo bariga dhexe.




From the comments