Angela Merkel ayaa ku guuleysatay markii afaraad doorashooyinka ka dhacay dalka Jarmalka, xisbigeeda ayaa helay codadka ugu badan balse waxaa la sheegayaa in ay tahay natiijadii ugu xumeed muddo 70 sano ah.
Semtember 24 dii ayaa Jarmalka waxaa ka bilowday doorashooyinka baarlamaani ah waxaana ku tartamay xisbiyada Dimuqaraadiga ah iyo midka Ishtiraagiga, waxaana ku guuleystay xisbiga Angela Merkel.
Mar ay la hadashay taageerayasheeda, Mrs Merkel, oo dalkaasi 12 sano madax ka aheyd waxaa ay sheegtay in ay rajeyneysay natiijo intan ka fiican.




From the comments