Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee wadahadalka ka dhex waday maamulka Galmudug oo madaxdiisa sare harreeyay khilaafka ayaa soo saaray War-murtiyeed ay kaga hadlayeen waxyaabihii ay la kulmeen.
Waxaa bubruray wadahadalladii socday, kadib markii xildhibaannadu ay sheegeen in garab kamid ah dhinacyadii wadahadalka ay diideen in wadahadal la furo.
Sidoo kale xildhibaannada ayaa sheegay in dowladda dhexe ay farogelin weyn ku sameysay arrinta Galmudug, Cadaado la geeyay shaqsi musharrax ah oo ay sheegeen in dhanka Villa Soomaaliya laga keenay laguna bixiyey hantidii qaranka.







From the comments