Hogaamiyaha xukuumadda gobolka Catalonia,Karlis ayaa sheegay in gobolka uu hadda helay xaqiisa waxaa uuna noqday dowlad madax banaan, ka dib markii afti loo qaaday taasi oo markii hore dowladda Spain ay diiday in ay go’o gobolka.
Afti qaadistaan ayaa waxaa lagu tiriyaa in ay fursad madax banaai ay u tahay gobolkaan iyaga oo gaaraya madaxbaani hal dhinac ah.
Madaxda gobolka Catalonia ayaa waxay sheegeen in boqolkiiba %40 ay ka qeyb qaateen dadka gobolka degan cod bixintaan,iyaga oo tilmaamay boqolkiiba %90 loo codeeyay in gobolkaan uu ka go’o Spain.




From the comments