Goobjoog

Maxkamadda Sare Ee Galmudug Oo Ayidday Go’aannadii Xilalka Looga Qaaday Dhammaan Madaxdii Maamulkaasi

Makamadda sare ee Galmudug ayaa goor dhow shaacisay go’aaanka kama dambeysta ah ee murankii ka dhaxeeyay madaxda sare ee maamulkaasi. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa lagu ayiday go’aannadii ay gaareen…

Maxkamadda Sare Ee Galmudug Oo Ayidday Go’aannadii Xilalka Looga Qaaday Dhammaan Madaxdii Maamulkaasi

Makamadda sare ee Galmudug ayaa goor dhow shaacisay go’aaanka kama dambeysta ah ee murankii ka dhaxeeyay madaxda sare ee maamulkaasi.

Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa lagu ayiday go’aannadii ay gaareen xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi ee xilalka looga kala qaaday madaxda sare ee Galmudug.

Waxay maxkamaddu sheegtay in madaxweyne Xaaf, ku xigeenkiisii, guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug iyo ku xigeenkiisa Koowaad xilalka looga qaaday si sharci ah.

Warkaan oo faah faahsan dib ayaan idiin kaga soo gudbin donnaa.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments