Dowladda Ciraaq ayaa waxay xayiraad saareysaa gobolka Kurdistaan kaasi oo doonayo inuu ka go’o Ciraaq inteeda kale.
Xayirad cusub ayaa waxay ku soo rogtay xukuumadda Baqdaad gobolkaanii waxyaabaha ay xayiraada saareyso waxaa ka mida Bangiyada ku yaalo gobolka Kurdiska kuwaas oo lacagaha u kala xawilaha deegaanada gobolkaasi.
Dhanka kale madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in dalkiisa uu ku soo rogi doono cuno qabateyn waqooyiga ciraaq isaga oo ku sababeynayo aftida loo qaaday gobolka Kurdiska.




From the comments