Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa ay booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah maanta uga bilaabaneysaa dalka Suudaan .
Madaxweyne Farmaajo waxaa safarkiisa ku wehlin-doono Wasiirrada arrimaha dibadda Amb.Yuusuf-Garaad Cumar , Maaliyadda Xil. Dr.Cabdiraxman Ducaale Beyle, Beeraha Xil. Saciid Xuseen Ciid, Dhalinyarada iyo ciyaaraha Khadiiyo Diiriye.
Inta kuu Khartuum joogo, Farmaajo waxaa uu wada hadal la yeelan-doonaa Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir, Madaxweyne ku-xigeenka iyo ra’isul wasaaraha Bakri Xasan Saalix iyo mas’uuliyiin kale.




From the comments