Goobjoog

Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya oo Shaqada Ka Tagaya

Sida ay qortay Saxafiyad u shaqeysa Wall Street Journal , Safiirkii Maraykanka u qaabilsanaa Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa la sheegayaa in is-casilayo. Matina Stevis oo Nairobi fadhigeedu yahay waxaa ay…

Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya oo Shaqada Ka Tagaya

Sida ay qortay Saxafiyad u shaqeysa Wall Street Journal , Safiirkii Maraykanka u qaabilsanaa Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa la sheegayaa in is-casilayo.

Matina Stevis oo Nairobi fadhigeedu yahay waxaa ay intaasi ku dartay in Stephen Schwartz uu casilaadda gudbiyay September xafiiskana uu baneyn-doono 30-ka November ee sanadkan.

us

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Ka Akhriso, Taariikhda Stephen Schwartz 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments