Iran ayaa ka digtay inay si awood leh uga jawaabeyso haddii Mareykanka uu ku daro ciidamada Loo yaqaano Al-xirsi Al- Thowri kooxaha argigixisada ah.
Wasaaradda arrimaha dibadda Iran ayaa sheegtay in jawaab celinta Dahran ay noqon doonto mid cad balse wax faafaahin dheeraad ah wasaaradda ma sii bixin.
Waxaa lagu wadaa inuu daaha ka rogo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump todobaadka soo socda go’aankiisa ugu dambeeyo ee ku aadan sida uu ula maacaamilyo Dahran.




From the comments