Waxgaradka ku dhaqan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay beello ku dagaallamay deegaanno hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan iney nabadda qaataan oo dagaallada ay joojiyaan.
Kadib kulan ay ku yeesheen waxgaradkan degmadaasi ayaa waxay sheegeen in wax laga xumaado ay tahay in dagaallada ay sii socdaan.
Nabadoon Xasan Cosobow Wehliye oo kamid ah waxgaradkan ayaa ugu baaqay beelahan dagaallamaya iney wax walbo ku bedalaan wadahadal nabadeed.




From the comments