Goobjoog

Qaraxii Zoobe: Weli Dad Lagu La Yahay Nolol Iyo Geeri

Shacab badan ayaa kusoo qulqulay nawaaxiga halkii uu shalay ka dhacay qaraxii xooganaa ee isgoyska Zoobe magaalada Muqdisho. Dadka qaar oo aan la kulannay waxay sheegayaan iney raadinayaan dad ay…

Qaraxii Zoobe: Weli Dad Lagu La Yahay Nolol Iyo Geeri

Shacab badan ayaa kusoo qulqulay nawaaxiga halkii uu shalay ka dhacay qaraxii xooganaa ee isgoyska Zoobe magaalada Muqdisho.

Dadka qaar oo aan la kulannay waxay sheegayaan iney raadinayaan dad ay ehel yihiin kuwaasi oo markii ugu dambeeyay ku sugnaa nawaaxiga halka uu qaraxa ka dhacay.

Waxaa jira dad marayey nawaaxiga gaarigii qarxay kuwaasi oo illaa iyo hadda aan meel lagu sheegin.

Dadku waxay raadinayaan bal haddii ay jirto in dadkooda ay nolol ama geeri ku helaan, iyadoo ay jiraan dhismayaal badan oo burburay.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments