Dalka Qatar ayaa goordhaw waxaa uu Aden Adde Airport ee magaalada Muqdisho ka soo dejiyay diyaarad military oo sida daawo iyo qalab caafimaad.
Dalka Qatar waxaa uu ka mid noqonayaa dalalka Turkiga, Djibouti iyo Mareykanka oo daawo iyo qalab soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho si loogu dhabiibo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Zoobe.
Qatar:







From the comments