Goobjoog

Koonfurta Suudaan: Safiirrada Shisheeye Oo U Tacsiyeeyay Soomaaliya “Sawirro”

Sida uu xaqiijiyay Sii-hayaha ahna xog-hayaha labaad ee Safaarada Soomaaliya ee magaalada Juba caasimada Koonfurta Sudan Mudane Maxamed Cali Maxamed waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Safaara Buuga Tacsida…

Koonfurta Suudaan: Safiirrada Shisheeye Oo U Tacsiyeeyay Soomaaliya “Sawirro”

Sida uu xaqiijiyay Sii-hayaha  ahna xog-hayaha labaad ee Safaarada Soomaaliya ee magaalada Juba caasimada Koonfurta Sudan Mudane Maxamed Cali Maxamed waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Safaara Buuga Tacsida Qaran, waxaana saxiixeen danjirayaasha wadamada Turkey, South Africa, UK, Eritrea , Denmark, Norwey iyo Nigeria  Kuwasi tacsi u direen dowlada iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Safaarada Soomaaliya ee Juba ayaa noqotay safaaradi ugu horeysay ee furtay Buuga Tacsida Qaran ee Safaaradaha waxeyna Diblumaasiyiintaas la qaybsadeen umada Soomaaliyeed dhibaatadii ka dhacday Zoobe 14 kii Bishaan.

Sawirrada Safiirrada Oo Saxiixaya: 

17 18 10 11 13 14 15 16

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments