Allaha u naxariistee waxaa dalka India saakay oo Arbaco ah ku geeriyoodey xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Ehlada xildhibaanka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in maalmahan dambe uu ku xanuunsanayey isbitaal ku yaalla dalka India.
Bootaan Ciise ayaa kamid ahaa mudanayaasha golaha shacabka ee laga soo doortay Galmudug.




From the comments