Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si caadi ah waxay u isticmaalayaan Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasi oo 7 maalin aysan isticmaalin dadka, kadib qaraxii ka dhacay isgoyskaasi.
Dadkan oo ka murugeysan dhibaatada soo gaartay shacabka Soomaaliyeed ayaa hadana dhanka kale waxay soo dhoweeyeen in dib loo furo wadadan.
Wariyaheena Maxamed Cabdi Xasan oo gaaray isgoyska Zoobe ayaa la kulmay qaar kamid ah shacabka Muqdisho, waxayna qaarkood sheegeen in ay kala garan waayeen waddooyinka soo gala Zoobe, burburka xooggan ee soo gaaray awgiis.




From the comments