Hogaamiyaha Catolonia Kaarlis ayaa sheegay in uusan aqbaleynin in maamul goboleedka Catolia uu hoostago xukuumadda Spian.
Kaarlis ayaa arrintaani ku tilmaamay inay tahay weerarkii ugu xumaa oo ay la kulmaan hay’adaha maamul goboleedka Catolina tan iyo markii uu xukunka kaligiis taliyahay uu qabsaday dalkaasi sanadkii 1939.
Hogaamiye Kaarlis ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadda Spain ay wado howlo ka dhan ah maamulka dimuqaraadiga ah ee Catoliyiinta .




From the comments