Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte ayaa Goordhaw Goobjoog News u xaqiijiyay in uu iska casilay xilka safiirka Soomaaliya ee UK.
Mr. Caynte waxaa xilkan u magacaabay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo bishii June ee sanadkan, lamana oga waxa uu shaqada uga tagay 4 bil kadib.
Saddexda Danjire ee uu Madaxweynaha magacaabay Bishii June Ayaa Kala Ahaa:




From the comments