Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa la sheegayaa in uu ogolaaday in Soomaaliya u soo diro 5,000 oo ciidamo ah, waa haddii sida uu sheegay loo helo lacag iyo qalab ay ka mid yihiin Helicoptero.
Museveni waxaa uu hadalkan ka yeeshay kulan uu bishii hore magaalada New York kula qaatay Mr Donald Yamamoto, oo ah sarkaal xogheyaha arrimaha dibadda ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika.
Uganda, oo hadda 6,000 oo ciidamo ah ka joogaan gudaha Soomaaliya, waa dalka AMISOM ku leh ciidamada ugu badan, waxaa ay in muddo ah ka sheeganayeen mushaaraadka.




From the comments