Maanta Oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ka jira.
Qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada waxay ku sugan yihiin Muqdisho, halka qaarka kalena ay saacadaha soo aadan soo gaari doonaan magaalada.
Shirkaan oo muhiim ah ayaa horey waxaa ugu dhowaaqay madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, waxaana laga wada hadli doonaa arrimo badan oo amniga ugu horreeyo.




From the comments