Goobjoog

Xildhibaan Hore Oo Kamid Noqday Dadkii Ku DhinteY Qaraxii Naasa Hablood 2

Xildhibaan hore C/naasir Garane Aadan yaa kamid noqday dadkii ku dhintey qaraxii galabta ka dhacay Hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho. Allaha u naxariistee wuxuu Gaarane kamid ahaa dadkii…

Xildhibaan Hore Oo Kamid Noqday Dadkii Ku DhinteY Qaraxii Naasa Hablood 2

Xildhibaan hore C/naasir Garane Aadan yaa kamid noqday dadkii ku dhintey qaraxii galabta ka dhacay Hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee wuxuu Gaarane kamid ahaa dadkii ka dhawaa halka uu ku qarxay gaariga.

Dadkii ku dhintey qaraxii Naasa Hablood 2 ayaa badi ah shacab ka dhowaa halkaasi, kuwo ku shaahayey maqaayad halkaasi ku taalla iyo sidoo kale dad goobta marayey.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments