Goobjoog

Akhriso: Ajendaha Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada

Goobjoog News, ayaa heshay ajendaha shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uga socda magaalada Muqdisho, kaasi oo si rasmi ah shalay u furmay. Shirkaan waxaa ka qeybgala madaxda dowladda dhexe…

Akhriso: Ajendaha Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada

Goobjoog News, ayaa heshay ajendaha shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uga socda magaalada Muqdisho, kaasi oo si rasmi ah shalay u furmay.

Shirkaan waxaa ka qeybgala madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana qodobada looga hadlayo kamid ah, Amniga, Dastuurka iyo qodobo kale:

Halkaan hoose ka akhriso:

shirjara

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments