Magaalada Astaana ee caasimadda dalka Kazakhstan waxaa ka furmaya wareegii todobaad ee wadahadallada looga arrinsano xal u helidda dhibaatada Suuriya.
Wada hadalladan ayaa waxay socon doonaan muddo labo maalin ah waxaa uuna ujeedkooda yahay in xal lataaban karo loo helo Suuriya.
Ilo wareedyo Suuriyo ah ayaa waxay sheegayaan inay gaareen wafuud ka socda mucaaradka magaalada Astana waxaana shirka laga soo saari doonaan qodobo si loogu heshiiyo xalinta dhibaatada Suuriya.




From the comments