Ciidamada Itoobiya ee soo gaaray degmada Luuq ayaa goorshaw u dhaqaaday dhinaca gobolka Bay oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.
Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolka Gedo, ciidamo horleh ayaa galabta ka soo tallaabay dhinaca degmada Doolow iyaga oo ku sii jeeda degmada Luuq.
Itoobiyaanka ayaa ciidamo horleh soo geliyay gudaha Soomaaliya, 24kii saac waxaa ay ciidamadooda dhowr jeer ka soo tillaabeen Doolow Soomaaliya.




From the comments