Madasha loogu magac daray tamarta-waarta ee dalka oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Dowlada Soomoaliya oo kaashanaysa hey’adda Qaramada Mioobay u qaalisal horumarinta Mashaariicda ee UNDP ayaa maanta lagu qabtay Musdisho
Ujeedada shirkan 2bada maalin ah ayaa ah sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha ku hor gudban in maalgashi lagu sameeyo tamarta dalka Soomaaliya
Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalim Caliyow Ibrow, Wasiirka qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka howlaha guud Mudane Saadiq, C/llaahi Cabdi Wakiilka Qm Micheal keating iyo xubnaha labada aqal gaar ahaan gudiyada dhanka Khayraadka,ganacsato iyo Wasiirada kale ee Dowlada Goboleedyada.




From the comments