Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi Cirro

Cabdiraxmaan Cirro oo ah murashaxa xisbiga Wadani ee doorashada Somaliland ka dhaceysa 13ka bishan, waxaa uu ku dhashay Hargeisa 1955.
Waxbarashada:
1985-1988: wuxuu ka baxay SIDAM Muqdisho
1983-1985: SIDAM, Bachelor of Science PSC
1980-1982: Post gratuate SIDAM ayuu ka qaatay Adminsteration and Management
1973-1977: dugsiga sare ee Sheikh ayuu ka baxay G C E General Certificate of Education
Shaqo:
1998: IT training Helisinki
1997: Job Seeking Skills Filand
1998: African Study Mosco Rushiya
1986: Project Analyze Course Qaahira
2005-20117: wuxuu ahaa guddomiyaha golaha wakiillada, Somaliland.
2011-2016: wuxuu noqday guddomiyah xisbiga waddani
2006-2010: wuxuu ahaa ku xigeenka xoghayaha xisbiga UCID 2016 iyo xogyaha arrimaha dibadda
2004-2005: wuxuu ahaa madaxa shirkadda Al-khair ee dhismaha
2004: Manager Dirctor Euro Travell Agencey
1999 -2002: Somali Skills Bank Helisinki Project IOM
1991-1996: head of Mission Safaaradda Ruushka
1988 -1991: economy chancellor, Safaaradda Soomaalida Ee Moscow
1981-1980: Head ofr corporation, Waraadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.
1978-1981: Internal Auditing Agency of Somalia
1977 -1978: national Service Tearcher Oodweyne Intermidiate School
Waa Murashaxa Xisbiga Wadani, waxaa uu ku hadlaa Carabiga iyo afaf kale.
Goobjoog News