Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka C/weli Gaas sida uu sheegay inuu ka gaabiyey arrimaha gobollada Sool iyo Sanaag.
Waxa uu sheegay Nabadoonka oo wareysi la siiyey Goobjoog News, ayaa tilmaamay in maamulkan uu sidoo kale hadda luminayo gobollo kale.
Puntland ayuu sheegay in laga leexiyey wadadii ay ka socotey iyo sidoo kale in loo jiheeyey waddo aan mudankeeda ahayn, waa sida uu hadalka u dhigaye.




From the comments