Weriyaha Goobjoog News ee ku sugan magaalada Hargeysa waxaa uu soo sheegayaa in gobolka ay Hargeisa caasimadda u tahay laga codeyn-doono illaa 535 gooboob.
Madaxweynaha Somaliland Maxamud Maxamud Silaanyo iyo murshaxiinta madaxrinnimada ee kala ah: Faysal Cali Waraabe, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cirro dhammaan waxaa ay ka codeyn-doonaan Xarunta Hey’adda shaqaalaga.
Dhinaca kale dadweynaha oo qaarkood xalay ay goobta cod-bixinta jiifteen waxaa ay ka codeyn-doonaan Hargeysa gudaheeda sida Kheyriya, iskuulladda iyo xarunta degmooyinka.







From the comments