Shacabka Somaliland ayaa saakay oo Isniin ah waxay u dareereen goobaha codbixinta doorashooyinka, waxaana qof walba uu codkiisa siin doonaa mid kamid ah Saddexda musharrax ee tartamaya.
Codbixinta ayaa bilaabantay saakay abaare 6-dii subaxnimo, iyadoo la arkayey illaa xalay saq dhexe dad kusoo qulqulayey goobaha codbixinta si aanay safafka ugu dheeraan. doorashudana waa qof iyo cod.
Ammaanka guud ee Somaliland ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo dhanka kale ay jirto wacyigelin loo sameynayo dadka shacabka ah si ay nabadda u ilaaliyaan.





From the comments