Sida ay sheegayaan hoggaanka ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, sanadkan 2017ka waxaa ay ciidamadooda qaadeen weeraro ka badan kuwii sanadkii hore,
Sida afhayeen u hadlay AFRICOM uu u sheegay wakaaladda Associated Press, weerarada Mareykanka ay sanadkan qaadeen waa 26 weerar, 5 ka mid ah waxaa ay qaadeen wixii ka dambeeyay November 9.
Militariga Mareykanka waxaa ay bishan 11-keeda weerar ku qaadeem Al-shabaab, Galgaduud, maalin kadib waxaa ay qaadeen labo weerar, mid ka dhacay Jilib, Basra iyo mid ay ka geysteen Puntland, bariga Soomaaliya.




From the comments