Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed ayaa goor dhow waxay iska casishay xilkaasi.
Wasiir Maryan ayaa Goobjoog News u xaqiijisay iney xilkaasi iska casishay, waxaana ay sheegtay in daqiiqado kadib ay saxaafadda u faah faahin doonto sababaha ay xilkaasi uga tagtay.
Drs. Maryan Qaasim ayaa mudadii ay xilkaan haysay waxbadan soo qabatay.




From the comments