Afhayeenka guddiga doorashooyiinka Soomaliland Saciid Cali Muuse ayaa sheegay in gollabada jidka ku soo jiraan, Jimcahana la soo gabagabeyn-doono.
Saciid Cali Muus waxaa uu intaasi ku daray Sanaag, Sool iyo Saaxil ay soo socdaan halka Togdheer iyo Awdal la filayo in berri soo dhammaadaan, waxaa kale uu ka hadlay gobolka Maroodi-jeex in uu ka tiro iyo dhib badan yahay gobollada kale.
Gobolka Maroodi-jeex waxaa uu ka hadlay in ay soo xaroodeen Balli-gubadle iyo Salaxley, waxaa dhiman Gabiley iyo Hageisa.




From the comments