Goobjoog

Mareykanka Oo Duqeeyay Dagaal-yahannada Al-shabaab

Ciidamada Militariga Mareykanka waxaa ay duqeyn hor-leh ka geysteen Soomaaliya, iyaga oo sheegay in ay dileen dagaal-yahanno Al-shabaab ah. AFRICOM waxaa ay intaasi ku dartay in 28 weerar oo cirka…

Mareykanka Oo Duqeeyay Dagaal-yahannada Al-shabaab

Ciidamada Militariga Mareykanka waxaa ay duqeyn hor-leh ka geysteen Soomaaliya, iyaga oo sheegay in ay dileen dagaal-yahanno Al-shabaab ah.

AFRICOM waxaa ay intaasi ku dartay in 28 weerar oo cirka ay sanadka 2017-ka ka fuliyeen gudaha Soomaaliya taas oo ka dhigan in ay saddex jibbaareen weeraradii sanadkii hore.

Warbixin ay soo saareen arbacadii waxaa lagu sheegay in weerar cirka oo ay qaadeen habeenka talaadada ay ku dileen dagaal-yahhano Al-shabaab, duqeynta waxaa ay ka dhacday meel 96km ka xiga caasimadda Muqdisho dhanka waqooyi galbeed.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments