Goobjoog

Somaliland: Waddani Oo Joojiyay Wada-shaqeyntii Uu La Lahaa Guddiga Doorashada

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo warbaahinta goordhaweyd kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay joojiyeen wada-shaqayntii ay la lahaayeen guddida doorashooyinka Somaliland kaddib markii ay…

Somaliland: Waddani Oo Joojiyay Wada-shaqeyntii Uu La Lahaa Guddiga Doorashada

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo warbaahinta goordhaweyd kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay joojiyeen wada-shaqayntii ay la lahaayeen guddida doorashooyinka Somaliland kaddib markii ay ka jawaabi waayeen cabashooyin ay u gudbiyeen.

Dr. Maxamed Yaasiin, Cismaan Afgaab iyo Xuseen Axmed Caydiid oo ah xubnaha xisbiga Waddani u qaabilsan Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa soo bandhigay waraaqo ay ku sheegeen ku been ah abuur ah oo lagu codeeyay doorashada iyagoona sheegay in deegaanada qaar lagu shubtay Doorashada.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments