Ra’iisulwasaarihii iscasilay ee Lebanon Sacad Xariri ayaa u duulay magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska,sida uu sheegay telefishinka ay leeyihiin qoyskiisa.
Xariri ayaa beeniyey warar sheegaya inuu ku xiranyahay Sacuudiga waxaa uuna ku tilmaamay warar been abuur ah oo la iska yiri.
Bartiisa twitterka ayaa waxaa uu ku yirir “ Wararka sheegaya inaan ku xayiranahay Sacuudiga oo aan la ii ogaleyn inaan duulo waa been”.




From the comments