Goobjoog

Muuse Biixi Oo Noqday Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland

Guddiga doorashada Somaliland ayaa shaaciyey goor dhow natiijada doorashadii 13-kii bishan dhacday waxaana ku guuleystay xisbiga Kulmiye oo musharrax madaxweyne u ahaa Muuse Biixi. Sida ay xisbiyada u kala heleen…

Muuse Biixi Oo Noqday Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland

Guddiga doorashada Somaliland ayaa shaaciyey goor dhow natiijada doorashadii 13-kii bishan dhacday waxaana ku guuleystay xisbiga Kulmiye oo musharrax madaxweyne u ahaa Muuse Biixi.

Sida ay xisbiyada u kala heleen cododka:

Xibiga Kulmiye ayaa helay (305,909) 55.19%

Xisbiga Wadani ayaa helay (226, 092) 40.73%

Xisbiga UCID ayaa helay (23,141) 4.17%

Deegaanno badan oo Somaliland ah waxaa durba ka bilowday dabaaldegyada ay sameynayaan taageerayaasha xisbiga Kulimye.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments