Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa fariin u direy taageerayaasha xisbigooda ee ku sugan guud ahaan deegaannada maamulka Somaliland.
Waxa uu sheegay Cirro in shacabka laga doonayo iney ilaaliyaan xasiloonida, islamarkaana aysan sameyn wax qalalaase ah.
Cirro ayaa sheegay in weli uu jiro mad madow ku aadan hannana tirinta doorashadii dhacday, sidoo kalena aanay muuqan wax ka qabashada qaar kamid ah cabashooyinkii ay gudbiyeen.




From the comments