Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal dad lagu qabtay waxay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose.
Ciidamadan ayaa howlgalkaan waxay kusoo qabteen dad looga shakisan yahay iney xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab.
Guddoomiye ku xigenka gobolka Shabellaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalkaan lagu qabtey 8 qof, 4 kamid ah dadkaasi lasii daayey kadib baaritaan lagu sameeyay, halka 4 kale ay baarayaan.




From the comments