Goobjoog

Raalli-gelin: Akhirstayaasha Goobjoog News

Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda sharafta leh ka raagelineysaa qoraal cinwaankiisu ahaa “Hadaad Laangaab Tahay Ha Noqon Maangaab” oo uu soo qoray akhristaha Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim) oo ku nool…

Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda sharafta leh ka raagelineysaa qoraal cinwaankiisu ahaa “Hadaad Laangaab Tahay Ha Noqon Maangaab” oo uu soo qoray akhristaha Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim) oo ku nool dalka Mareyaknaka.

Waxaa nala soo xiriiray dad dhibsaday qoraalkaasi, waxaan u aragnay in ay haboon tahay in aan bixinno, kana raalli-gelinno akhristayaasha.

Goobjoog News, 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments