Goobjoog

Xaaf Oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland

Madaxweynaha mamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa hambalyo u direy madaxweynaha la doortay ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Wuxuu sheegay Madaxweyne Xaaf in doorashadan oo ku dhacday si nabad…

Xaaf Oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland

Madaxweynaha mamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa hambalyo u direy madaxweynaha la doortay ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.

Wuxuu sheegay Madaxweyne Xaaf in doorashadan oo ku dhacday si nabad galyo ah ay muujineyso ku dayasho iyo sidoo kale bislaansho.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News

Xaaf

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments