Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland ayaa aqbalay natiijada doorashadii ka dhacday 13-kii bishan deegaannada Somaliland.
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani C/raxmaan Cirro oo isaga aad u saluugsanaa hannaanka cod tirinta ee doorashada Somaliland ayaa sheegay in hadane uu aqbalay wax walbo oo uu ku dhowaaqay guddiga.
Wuxuu sheegay Cirro inuu eegay danta Somaliland, islamarkaana uu isaga ku aqbalay wax walbo sidii loo heli lahaa amni iyo kala dambeyn.




From the comments