Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada ee maamulkaasi, kuwaasi oo ka kooban 57.
Xubnaha wasiiradan ayaa ka kooban 20 wasiir, 20 wasiir ku xigeen iyo sidoo kale 17 wasiiru dowle sida uu soo sheegay wariyaheena Cismaan Cabdalla oo ku sugan Jowhar.
Madaxweyne Waare ayaa maalmahan dambe laga sugayey inuu soo dhiso golahiisa wasiirada.




From the comments