Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow uu ka dhacay Qarax Bam, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacv isugu jira.
Bamkaan qarxay ayaa lagu tuuray sida la sheegay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo bartamaha magaaladaasi ku sugnaa.
Goob jooge ayaa inoo xaqiijiyey in halkaasi ay ku dhinteen Saddex qof oo shacab ay ku jiraan, waxaana ku dhaawacmay 10 kale.




From the comments