Goobjoog

Fanaanadda Gaduudo Carwo Oo Geeriyootay

Fanaanadda Shamis Abokor Ismaaciil “Gudoodo Carwo” ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee Somaliland sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolka. Guduudo Carwo waa fanaanaddii ugu horeysay ee Afsomali ku heestaylaga…

Fanaanadda Gaduudo Carwo Oo Geeriyootay

Fanaanadda Shamis Abokor Ismaaciil “Gudoodo Carwo” ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee Somaliland sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolka.

Guduudo Carwo waa fanaanaddii ugu horeysay ee Afsomali ku heestaylaga ee laga maqlo Idaacadda 1950-yeedii.

Wararkan oo Faah-faahsan, Kala soco Goobjoog

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments