Diyaaradaha maamulka Israel ayaa waxaa ay duqeyn ka geysteen dhowr goobood oo ay ku sheegeen in ururka Xamas ku sugnaayeen.
Maamulka Israel ayaa waxaa ay intaasi ku dareen in goobaha ay la beegsadeen duqeynta ay ka mid yihiin meel lagu sameeyo hubka, laguna keydiyo rasaasta kadib markii ay ku soo weerareen falastiiniyiin hubeysan gantaallo.
Ugu yaraan 2 qof oo Falastiin ah ayaa ku dhimatay halka tobaneeyo kale ay ku dhaawacmeen duqeyntaas ay Israel geysatay.




From the comments